aaladda shaqada wadnaha
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
aaladda shaqada wadnaha
n. phr. electro-cardiograph
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aaladda_shaqada_wadnaha
de: electro-cardiograph
lx: aaladda shaqada wadnaha
ps: np
key: aaladda_shaqada_wadnaha
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Electro-Cardiogramme Machine
Aaladda Shaqada Wadnaha
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
aaladda shaqada maskaxda
f. n. electro-encephalograph
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aaladda_shaqada_maskaxda
de: electro-encephalograph
lx: aaladda shaqada maskaxda
ps: np-f
key: aaladda_shaqada_maskaxda
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dabaqadda shaqaalaha
(n) the working class (woorking kalaas)
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Laan-ta Shaqada Aduunka
Organisation Internationale du Travail.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
Marwada Madaxweynaha
(n) the First Lady (ferest leeydhi)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
moqorka kalka wadnaha
m.l (c.nafl) Moqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb ka mid ah qaaxada oo ka soocan moqorka kalka ubucda.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
moqorka kalka wadnaha
m.l (c.nafl) Moqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb ka mid ah qaaxada oo ka soocan moqorka kalka ubucda.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SAACADAHA SHAQADA (CR.)
Orario di lavoro
Working hours